Skip to product information
1 of 1

3 BUUG

3 BUUG

Regular price €29,55 EUR
Regular price €59,00 EUR Sale price €29,55 EUR
Sale Sold out

50% Discount iyo Free Shipping. 

Waa 3ta buug ay qoreen Abubakar Mohammed iyo Omar Mohammed oo kala ah:


1. Hooyo Macaan
2. Jaceyl aan dhammaad laheyn. 
3. Daawada Murugada.

 

View full details

Hooyo Macaan 

Buuggan wuxuu ku dareen sin doona jeceylka Hooyo. Wuxuu kaloo kuu sheegi doona talabbooyin iyo talooyin waxtarleh oo ad ku dabaqi karto noloshada, si ad uga farxisid walidkaga. Marka aad akhriso buuggan waxa aad noqon doontaa qof marwalba baarri u ah waalidiintiisa, xitaa haddii ay geeriyoodeen sababtoo ah, baarrinimada waalidku ma dhamaato marka ay geeriyoodaan laakin wuxuu dhamaanayaa marka aad adigu geeriyootid.

Jaceyl aan dhammaad laheyn

Sida aad u xulan laheyd lammaanaha kugu haboon kadibna jaceyl joogta ah ugu noolaan laheydeen. Waxaan buuggan kugu soo koobay wax walba aad u baahan tahay si’ aad ugu noolaato dareenkaasi macaan & sida ay noloshaadda u noqon laheyd nolol deggan oo ku dhisan Jacayl, ixtiraam, kalsooni, amaano, wadajir, tanaasul iyo iskaalmeyn.

Daawada Murugada

imisa maalmood ayaa kasoo wareegay ilaa markii aad go'aansatay inaad badasho noloshaada si aad farxad ugu noolaato? hadaba waxaad heshay fursaddii ugu weyneyd, akhri buuggan oo xal u ah dhammaan murugada aad dareemeysid kuna nooloow farxad joogta ah.

Frequently asked Questions

Goormee la ii soo dirayaa buuga aan dalbaday? (Pre-order)

Dirista buuggaagta Pre-order oo saxiixan waxay bilaaban doonaan laga bilaabo 1 bisha June.

Marka laguu soo diro buuga waxaa kuusoo dhici doono emailkaaga link track-and-trace aad kala soco karto postada halka uu marayo ilaa uu kaaaga yimaado adreskaaga.

Buuga yaa ii saxiixayo?

Waxaa kuu saxiixayo qoraaga buuga Abubakar Mohammed ama Omar Mohammed. Saxiixa wuxuu soconaa kaliya maalmahan.

Paymentiga (lacag bixinta) ma ii shaqeynaayo?

Hadii uu kuu shaqeyn waayo lacag bixinta fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.

Halkee kala socon karaa dalabkeyga?

Marka aan soo dirno dalabkaaga, waxaad heleysaa email Link Track and trace aad kala socon kartid dalabkaaga, waxaana kusoo direynaa postada laga isticmaalo wadanka aad joogto.

Online maka dalban kari maxaan sameyaa?

Hadii aadan ka dalban karin online-ka aad u baahantahay caawitaan fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.

Ma celin karaa dalabkeyga? (cancellation & refund)

Dalabkaaga inta aanan la dirin kahor waad kansali kartaa (cancellation), haddaad nagala soo xiriirtid whatsappka number: +316 20373732 lakin haddii mar lasoo diro lama kansali karo mana la soo celin karo. (refund)

Su'aashaydu halkan kuma qorna. Maxaa sameyee?

Waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka: +316 20373732

Customer Reviews

Be the first to write a review
0%
(0)
0%
(0)
0%
(0)
0%
(0)
0%
(0)