KU RAAXEYSO NOLOSHAADA

Buuggan Ku Raaxayso Noloshaada, wuxuu kuu soo bandhigi doonaa talaabo kasta oo aad u baahan tahay in aad qaaddo, si aad u heshid raaxada nolosha, dhanka ruuxda, maskaxda, qalbiga, jirka iyo dadka. Waxaadna ka baran doontaa sida loo nooleeyo rejadaada marka ay noloshaadu mugdi gasho!Buuggan kuuma sheegi doono oo kaliya sida lagu gaaro raaxada nolosha, balse wuxuu kuu sheegi doonaa talaabooyin (practical) ah iyo talooyin waxtar leh oo aad ku jaangoyn karto noloshaada.

Abubakar Mohammed

JACEYL AAN DHAMMAAD LAHEEN

Sooma arag markasta aad fiirisid qofka aad jeceshahay, wajigaaga waxaa ka muuqda farxad iyo dhoolacadeyn. hadaba waxaan buuggan kugu soo koobay wax walba aad u baahan tahay si’ aad ugu noolaato dareenkaasi macaan & sida ay noloshaadda u noqon laheyd nolol deggan oo ku dhisan Jacayl, ixtiraam, kalsooni, amaano, wadajir, tanaasul iyo iskaalmeyn.

OMAR Mohammed

DAAWADA MURUGADA

Imisa maalmood ayaa ka soo wareegay ilaa markii aad go’aansatay inaad badasho noloshaada si aad Farxad ugu noolaato? Hadaba waxaad heshay fursaddii ugu weyneyd, akhri buuggan oo xal u ah dhammaan murugada aad dareemeysid kuna nooloow farxad joogta ah.

Abubakar Mohammed

0
    0
    Your Cart
    Your cart is emptyReturn to Shop