Skip to product information
1 of 4

Hooyo Macaan

Hooyo Macaan

Regular price €14,95 EUR
Regular price Sale price €14,95 EUR
Sale Sold out

Baarrinimada waalidka ma ahan oo kaliya abaalgud balse waa u dhawaansho alle.

View full details

Hooyo Macaan 

Buuggan wuxuu ku dareen sin doona jeceylka Hooyo. Wuxuu kaloo kuu sheegi doona talabbooyin iyo talooyin waxtarleh oo ad ku dabaqi karto noloshada, si ad uga farxisid walidkaga. Marka aad akhriso buuggan waxa aad noqon doontaa qof marwalba baarri u ah waalidiintiisa, xitaa haddii ay geeriyoodeen sababtoo ah, baarrinimada waalidku ma dhamaato marka ay geeriyoodaan laakin wuxuu dhamaanayaa marka aad adigu geeriyootid.

Buuggan waxa aad ka aqrisan doontaa:

1. Qiimaha Hooyo ay leedahay.  
2. Micnaha dhabta ah ee baarinimada.   
3. Qisooyin dhiiragelin ah ku saabsan baarinimada. 
4. Mahadcelinta waalidka.  
5. Dardaaran Hooyo.  
6. Haku caasinin. 
7. Sida aad u xalin laheyd haddii aad is fahmi weysaan? 
8. Kuwa qasaaray. 
9. Iga raali noqo Hooyo.
10. Waan kuu xiisay Hooyo. 
11. Geerida Hooyadey. 
12. Maxaan sameyaa geerida Hooyo kadib. 
13. Duco ka timid ubadkaaga. 

Frequently asked Questions

Goormee la ii soo dirayaa buuga aan dalbaday? (Pre-order)

Dirista buuggaagta Pre-order oo saxiixan waxay bilaaban doonaan laga bilaabo 01 bisha June 2024. Marka laguu soo diro buuga waxaa kuusoo dhici doono emailkaaga link track-and-trace aad kala soco karto postada halka uu marayo ilaa uu kaaaga yimaado adreskaaga.

Buuga yaa ii saxiixayo?

Waxaa kuu saxiixayo qoraaga buuga Abubakar Mohammed ama Omar Mohammed. Saxiixa wuxuu soconaa kaliya maalmahan.

Paymentiga (lacag bixinta) ma ii shaqeynaayo?

Hadii uu kuu shaqeyn waayo lacag bixinta fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.

Online maka dalban kari maxaan sameyaa?

Hadii aadan ka dalban karin online-ka aad u baahantahay caawitaan fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.

Halkee kala socon karaa dalabkeyga?

Marka aan soo dirno dalabkaaga, waxaad heleysaa email Link Track and trace aad kala socon kartid dalabkaaga, waxaana kusoo direynaa postada laga isticmaalo wadanka aad joogto.

Su'aashaydu halkan kuma qorna. Maxaa sameyee?

Waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka: +316 20373732

Customer Reviews

Based on 3 reviews
100%
(3)
0%
(0)
0%
(0)
0%
(0)
0%
(0)
S
Seynab Abdi Moallim - First lady of somalia
Aad ayaan ooga helay

Waa buug aan aad uga helay, waxa uu buundo qurux badan u noqon doonaa hooyooyinka iyo ubadkooda.

X
Xuseen Wadaad
Ma Qiyaasi karo

Ma qiyaasi karo inta aan buugga aqrinayay inta jeer oo ay ilmo iga soo daadatay, taas oo ka timid tilmaamaha dhabta ah ee uu buuggu bixinayo darteed.

H
Hiba Nuura
Buug Dareen xambaarsan

Buugga Hooyo macaan, waa Buug aan aad uga helay, waxa uu faa'iido badan u noqon doonaa qof walba oo aqriya, waxa uuna ku dhalinayaa dareen damqasho leh oo xagga xaqa waalidka ah.