Skip to product information
1 of 2

Ku Raaxayso noloshaada & Hooyo macaan

Ku Raaxayso noloshaada & Hooyo macaan

Regular price €22,97 EUR
Regular price €30,00 EUR Sale price €22,97 EUR
Sale Sold out

Waa 2 buug oo kala ah Ku Raaxayso Noloshaada iyo Hooyo Macaan.

View full details

Hooyo Macaan 

Buuggan wuxuu ku dareen sin doona jeceylka Hooyo. Wuxuu kaloo kuu sheegi doona talabbooyin iyo talooyin waxtarleh oo ad ku dabaqi karto noloshada, si ad uga farxisid walidkaga. Marka aad akhriso buuggan waxa aad noqon doontaa qof marwalba baarri u ah waalidiintiisa, xitaa haddii ay geeriyoodeen sababtoo ah, baarrinimada waalidku ma dhamaato marka ay geeriyoodaan laakin wuxuu dhamaanayaa marka aad adigu geeriyootid.

Ku Raaxayso Noloshaada

Buuggan Ku Raaxayso Noloshaada, wuxuu kuu soo bandhigi doonaa talaabo kasta oo aad u baahan tahay in aad qaaddo, si aad u heshid raaxada nolosha, dhanka ruuxda, maskaxda, qalbiga, jirka iyo dadka. Waxaadna ka baran doontaa sida loo nooleeyo rejadaada marka ay noloshaadu mugdi gasho! Haddii aad jeceshahay inaad marwalba faraxsanaato oo noloshaada ku qaadato farxad, waxaad heshay fursaddii ugu weynayd! Akhri buuggan oo baro halka laga helo raaxada nolosha.

Frequently asked Questions

Goormee la ii soo diraa Pre-order Book aan dalbaday?

Dirista buuggaagta Pre-order oo saxiixan waxay bilaaban doonaan laga bilaabo 01 Bisha June. Marka laguu soo diro buuga waxaa kuusoo dhici doono emailkaaga link track-and-trace aad kala soco karto postada halka uu marayo ilaa uu kaaaga yimaado adreskaaga.

Buuga yaa ii saxiixayo?

Waxaa kuu saxiixayo qoraaga buuga Abubakar Mohammed ama Omar Mohammed. Saxiixa wuxuu soconaa kaliya maalmahan.

Paymentiga (lacag bixinta) ma ii shaqeynaayo?

Hadii uu kuu shaqeyn waayo lacag bixinta fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.

Online maka dalban kari maxaan sameyaa?

Hadii aadan ka dalban karin online-ka aad u baahantahay caawitaan fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.

Halkee kala socon karaa dalabkeyga?

Marka aan soo dirno dalabkaaga, waxaad heleysaa email Link Track and trace aad kala socon kartid dalabkaaga, waxaana kusoo direynaa postada laga isticmaalo wadanka aad joogto.

Ma celin karaa dalabkeyga? (cancellation & refund)

Dalabkaaga inta aanan la dirin kahor waad kansali kartaa (cancellation), haddaad nagala soo xiriirtid whatsappka number: +316 20373732 lakin haddii mar lasoo diro lama kansali karo mana la soo celin karo. (refund)

Su'aashaydu halkan kuma qorna. Maxaa sameyee?

Waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka: +316 20373732