KU RAAXAYSO NOLOSHAADA

KU RAAXAYSO
NOLOSHAADA

Play Video

PUBLIC SPEAKING

Aftahanimadu ama codkarnimadu Waa sida gaariga baaburka oo kale, Qof kasta wuu baran karaa, Waxa kaliya lagagaaga baahan yahay waa in aad la timaado doonis weyn iyo dhaqan gellin macaluumaadka aan ku siin doono in sha allah.

FAGAARE KA HADALKA WAA XIRFAD QOF WALBA U BAAHAN, WAXAAN DIYAAR KUULA AHAY

Casharo Online ah & Tababar shaqsiyeed

Casharo Muqaal Ah

Waxaan kuu diyaariyey casharo aad ka heleysid waxkasta oo aad ugu baahan tahay aqoontan.

Buug Aan qoray

Waxaan kuu qoray buug oo si bilaash ah aan kugu siin doonno, si aad u noqoto qof xirfadiisa aad sareyso.

Tababar Toos ah

Waxaan kusiin doonaa tababaro toos ah oo kaa caawin doonna rumeynta riyadaada.

Horumar & Talo bixin

Inta uu socdo tababarka waxaan kawada hadli doonna waxyaalaha caqabad kugu noqota iyo sida aad uga gudbi karto.

Shahaado Tayo leh

Marka uu dhamaado tababarka waxaan ku siin doonnaa shahaado tayo leh, muujinaya heerka aad ka gaartay fagaar kahadalka.

Fursad caan-nimo

Waxaad helli kartaa fursad hadii xirfadaada ay gaarto meel sare in aan videoyaadaada qaar aan ku faafiyo social media.

Seen on:

0
Registered enrolls
0
Finished sessions
0 %
Satisfaction Rate
Waxaan u maleenayey oo kaliya in aan baranaayo sida dadka aan khudbad ugu soo jeedin karo oo kaliya, laakin marka aan guda galay koorsada wuxuu abubakar si shakhsi ah iigu caawiyey sida aan u qancin karo macaamiisheeda, hadane Alhamdulilaah 4 isbuuc gudaheed waxaa siyaaday dhakhligeyga.
Maxamed Cawaale
Ganacsade
Waxaan marar badan raadin jiray in aan barto xirfada fagaara ka hadalka oo aan dadka kula hadlo cabsi la'aan, Anigoo fikradeyda ka dhaadhicinaayo, marka aan arkay Koorsada abubakar, waxaa iga yimaaday illin farxadeed marka aan arkay qof ku takhasusay aqoontan hadane soomaali ila ah taageere weyn u ahay in uu bixinaayo koorsadan, Mahadsanid Abubakar
Basma Hassan
Doctor assistant
Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan kamid noqday ardayda Abubakar Mohammed, Runtii casharada ugu horeeeyey marka aan qaatay ayaanba dareemay in aan wax badan iga maqnaa si fudud ku faa'iday,
Samiya Osman
Ardayad Jaamacadda

Subscribe Newsletter

Enter your email adress to register to our newsletter subscription delivered on a regular basis!