
NEW BOOKS
Waxaa farxad inoo ah, oo aan ugu bishaareynaynaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed in aan soo saarnay labo buug oo cusub MAGACYADA BUUGGAAGTA: – DAAWADA MURUGADA. | ABUBAKAR MOHAMMED – JACEYL AAN DHAMMAAD LAHEYN. | OMAR MOHAMMED
NEW BOOKS
Waxaa farxad inoo ah, oo aan ugu bishaareynaynaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed in aan soo saarnay labo buug oo cusub MAGACYADA BUUGGAAGTA: – DAAWADA MURUGADA. | ABUBAKAR MOHAMMED – JACEYL AAN DHAMMAAD LAHEYN. | OMAR MOHAMMED

GURMAD AAN LOO KALA HARIN
BUUGGAAG cusub oo wax-tar kuu leh, laguna AFURIN doono Wallaalaha ku dhibaateysan DHULKII HOOYO.



Hadafkeynu waa in garab u noqonno qoysas soomaaliyeed oo aan helin karin wax ay ku afuraan.
- Abubakar mohammed / omar mohammed

DAAWADA MURUGADA
Imisa maalmood ayaa ka soo wareegay ilaa markii aad go’aansatay inaad badasho noloshaada si aad Farxad ugu noolaato? Hadaba waxaad heshay fursaddii ugu weyneyd, akhri buuggan oo xal u ah dhammaan murugada aad dareemeysid kuna nooloow farxad joogta ah.

Abubakar Mohammed

JACEYL AAN DHAMMAAD LAHEEN
Sooma arag markasta aad fiirisid qofka aad jeceshahay, wajigaaga waxaa ka muuqda farxad iyo dhoolacadeyn. hadaba waxaan buuggan kugu soo koobay wax walba aad u baahan tahay si’ aad ugu noolaato dareenkaasi macaan & sida ay noloshaadda u noqon laheyd nolol deggan oo ku dhisan Jacayl, ixtiraam, kalsooni, amaano, wadajir, tanaasul iyo iskaalmeyn.

OMAR Mohammed
PAY YOUR OWN WAY
We accept major credit cards such as VISA, MasterCard and IDEAL
ALL DAY SUPPORT
Contact us: +90 555 102 72 94



